Dadweynaha reer Hargeysa ayaa ka dareen celiyey go’aankii weftiga Somaliland ka qaateen Wada hadalladii Soomaaliya ee Turkiga ku burburay. Sidoo kale, Dadweynaha ayaa cambaareeyay Idaacadda BBC-da oo ay sheegeen inay Soomaaliya u xagliso.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Bulshada Reer Somaliland Oo Dareen Ay Ka Midaysan Yihiin Ka Bixiyay...