“cayda Cali guray maaha gardaro garab og,ee waa gardaro mucaarid og..ninka daaha loo daba fadhiyana waxan leeyay wasiir Samsam & inta aad xajiinta la daba socoto ee..” Boqor Bad-madaw

0
41

HUBAAL RADIO KA DHAGEYSO: “mujaahid Cali Guray waxa uu ku jiraa inta madaxweyne Siilaanyo yidhi looma jawaabi karo,wasiir Samsam iyo inta aad xajiinta marmarinaysana waa inta na matasha ee aanu u daba fadhino xukuumadda Siilaanyo”

“nin Mujaahid Dool la yidhaa oo anigu Ugaandhiis baaban moodayay markaan sawirkiisa arkay” boqor Axmed Bad-madow

Boqor Axmed Mad-madaw oo shawaab ka bixiyay hadal caadifadaysan oo ka soo yeedhay nin uu sheegay in daaha loo daba fadhiyo oo weerar afka ah ku soo qaaday masuuliyiin

boqor badmadow

HALKAN GUJI SI AAD U LA SOO DEGTO CODKA BOQOR BAD-MADAW OO MP3 AH

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here