HUBAAL TV: Boqor Bad-madow Oo Dadka Somaliland Ka Raaligeliyay Dabuubtii boqor Buur-Madow
Buur-madow marka uu sidaa u hadlayo,ma wuxuu dadka tusayay inuu Siilaanyo Beeshiisa uu yahay,ma wuxuu u sheegayay in reerkoodu ay talada dalka gacanta ku hayaan..” Boqor Bad-madow