Burco: Qaliin Lagu Sameeyay Dameer Muddo Laba Toddobaad Lug Ka Dhaawacnaa Oo Lagu Guulaystay

0
46

Dameer ku dhawaad laba Toddobaad dhaawac ku ahaa magaaladda Burco,isla markaana dhaawac halis ah uu ka soo gaadhay lug ka mid ah afrtaiisa lugood,oo uu dameerkani ku taagna saddex lugood muddadaas laba toddobaad ah ayaa hawlwadeenada wasaaradda xanaanada xoolaha ee Burco ku guulaysteen daweynta dameerkan,ka dib Operation ay kaga sameeyeen dameerkan lugta uu dhaawacau ka soo gaadhay.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here