Boqor Axmed Bad-Madow Oo Shacabka Iyo Dowladda Jabuuti Ka Tacsiyadeenaya Geerida Ku Timid Guddoomiyahii Baarlamanka Jabuuti Marxuum Idiris Arnoud Ali

0
78

Boqor Axmed Bad-Madow Oo Shacabka Iyo Dowladda Jabuuti Ka Tacsiyadeenaya Geerida Ku Timid Guddoomiyahii Baarlamanka Jabuuti Marxuum Idiris Arnoud Ali

boqor badmadow

Boqor Axmed Bad-madow wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Dawladda Djabouti iyo Shacbigeedaba, gaar ahaan Baarlamaanka Djabouti iyo Madaxweynaha Dawladda Djabouti Md. Ismaaciil Cumar Geele isagoo ka tacsiyadaynaya Geerida Naxdinta Leh ee ku timid Alle Haw Naxariistee Gudoomiyihii Baarlamaanka DJabouti Marxuum Idiris Arnoud Ali.

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here