“Boorama Dalka Oo Dhan Ayay Aqoon U Tahay,Haddii Ay Xumaatana Dalka Ayaa Xumaanaya” Cukuse‏

0
23

DAAWO: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Khudbad dhinacyo badan leh Waxa uu maanta ka Jeediyay Munaasibad ay Xilalka kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee Gobolka Awdal Cabdoo Aayar iyo Gudoomiyaha Cusub ee dhawaan madaxweynuhu u Magacaabay Maxamud Cali Saleebaan Ramaax.

cukuse xilwareejin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here