Guddoomiyaha/Tifaftiraha guud ee Wargeyska, Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Madaxa Barnaamijyada ee Wargeyska HUBAAL Mustafe Maxamed CAbdillaahi (Faro), Madaxa Maaliyadda ee HMN Sakariye Axmed Jaamac, Axmed Cumar Axmed (Timo), Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Maxamed (Shiine), Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Cabdinaasir Maxamuud Yuusuf (Cago), Jamaal Ibraahim Maxamed, Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdillaahi (Bidaar). Maxamed Jaamac Maxamed (Xato), Yaasiin Cabdi Jaamac (yasto), Mustafe Sheekh Nuux Jaamac (Dabshid), Khaliid Maxamed, Cabdixakiin Axmed Cumar, Axmed Xaaji Xasan Muuse (Faacuul), Cabdikariin Ismaaciil Xariir (Karo), Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Mustafe Xasan Cabdi, MAxamed Xasan Samatar, Ciise Xuseen Xaashi, Cabdifataax Maxamed X. Xasan, Maxamed Ibraahim Salaad, Dhamaan Asxaabtaasi waxay tacsi u dirayaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaanba shacabka Somaliland oo ay ka tacsiyeynayaan geerida ku timi Marxuum Xildhibaan Ibraahim Aadan Haybe (Ibraahim Kacaan) oo maanta oo taariikhdu tahay 09 April 2018 ku geeriyooday magaallada Hargeysa.
Waxaa ay illaahay uga baryayaan inuu naxaristii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qoyskii uu ka baxayna waxaa ay illaahay uga baryayaan inuu Samir iyo iimaan ka siiyo, si gaar ah waxaa ay tacsidan ugu dirayaan Rooble Ibraahim Aadan oo marxuumku aabihii ahaa… Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun