INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Dhammaan bahda Hubaal Media oo uu ugu horeeyo guddoomiyaha
Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay), xasan xuseen cabdilaahi (keefkeef),mustafe maxamed cabdilaahi (faro),aadan cabdi ciidle,axmed timo,cabdirisaaq xuseen xaashi,cismaan maxamed iyo dhamaan bahweynta Hubaal waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdirisaaq ismaaciil qalinle (Taqile) oo walaashii marxuumad faadumo ismaaciil qalinle ku geeriyootay magaaladda Hargeysa,.
Waxaanu Alle uga baryaynaa marxuumada inuu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo,ehelkii,qaraabadii iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Gaar ahaan Eng Taqile oo aanu leenahay Alle samir iimaan haka siiyo.
Waxa Tacsidan mid la mid ah diray Dhammaan asxaabta kala ah:
Axmed Maxamed Hawsi,Cabdikhaaliq maxamed xuseen,rooble ibraahin,maxamuud (nafyar),nagiib,mujaahid shine muuse,cabdicasiis diyaaro, xamse xaaji xasan,cabdiraxiin cali sah-sahle iyo Dhammaan bahda wargeyska Saxafi iyo asxaabtooda