Musuq maasuq Wasarada warafaafinta ayaa sii kordhaya maalinba maalinta ka danbaysa waxaanu gaadhay la launsado lacagta sanduuqa shaqaalaha ee loogu talo galay cidii ay dhibaato ama hawli lasoo gudboonaanto in lagu kaalmeeeyo lacagtan bil kasta waxa laga jaraa munshaarka shaqaalaha marka masuuliyiinta loo sheego hawl lasoo gudboonaatay qof
shaqaalaha ah waxay yidhaahdaan waa lagaa horeeyaa oo dad badan baa kaa horeeya Lacagtan markii lajarayay waxaa ogolaaday shaqalaha wasarada waxaana maamula masuuliyiinka tirsan madaxda wasaarada markii hore waa la diiday in gudiga lagu daro shaqalaha maaintii ugu horaysay ee san duuqan la aasaasayay kulan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen madaxda iyo shaqaalaha wasaarada ayaa lagu qabtay xarunta wassrada warfaafinta dhaqaka iyo wacyi galinta wasiirka ooshirkan goob ka haa wuxuu shaqlaha waydiiyaya inay ogolyihiin oo lacagtan laga jaro iyo in kale runtoo way ogolaadeen agaasimaha wasaaraada warfaafinta maxamed aaden isugu wuxuu yidhi wxaanu ka nasanaynaa cabashadii shaqaalaha oo marka ya hawli timaado noo imanayay laakiin iimika waxaanu baahidiiina ku dabooli doonaa lacagta san duuqa lagu ururuiyo Ujeedda san duuuqa dhaqalaha shaqalaha wasaradu way xadiidnay Waxaanay ku boobnayyen dadka wax laga siinayaa dhawr waji Waxaaka mid ahaa qofka y geeri ku dhacdo
Qofka ehelkiisa sida ubadkiisa ama waalidkiisa uu ku dhaco xanuun adag ama aanu dhaqaaluhu u saamaxayn inuu daweeyo iyo qofka guursada Shaqaalaha wasaarada waxaalagu qiyaasaa 600 qof marka laga reebo maamulka qof kasta bishii waxa alga jaraa 10 000 masuuliyiintu waxay balan qaadeen maamlintaa inay lacag kale ku darayaan sanduuqan wali ay yaryihiin dadka shqaalaha ah ee dhibaato ku dhacday ama hawalku soo koraodhay ay wasaaradu wax kala qabatay waxaan u egthay in markii
ay ku filaan waday handii miisaaniyada ee wasaarada logu talo galay ay masuuliyiinta agaasimaha wasaradu u tafo xatay sidii uu dari lahaay shaqaalaha musharkooda musuqmasuqa ugu wayn wasaarada wrfaafinta ayaa
loo tirinayaa agaasmaha guud oo awood ka haysta qoysta xubno ka mida madaxtooyada mana kala cada in madaxtooyaduu ay ku raacsan tahay musuqmaasuqa dhawaan waxaaka dhacday wasaarada in wasiirku u kula dagaalamay hnati uu kala baxay qasanada.
W/Q: Guuleed Daahir Warsame.
Hargeysa/somaliland