Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Degaanka Berbera Iyo Golaha Guurtida Oo Si Adag Uga Soo Hor-Jeestay Muddo-Kordhin Xukuumadda Loo Sameeyo

0
42

HUBAAL TV“Madaxweynaha waxaan leeyay,hadday doorasho qabsoomiweydo dhaliisheeda adiga ayaa leh,waxba cid kale haku riixin,dalka adiga ayaa ka masuul ah” Xildhibaan Iid Saleebaan

“madaxweyne doorashada haddii ay wakhtigeeda ku qabsoomiweydo..26-ka June ayuu wakhtigu kaaga eeg yahay….wixii ka dambeeya waa laga tashan oo dawlad ku meel gaadh baa la samayn” xildhibaan Iid Saleebaan

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Berbera Iyo Xubno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa Shir Jaraa’id oo ay ku  Qabteen Magaaladda Berbera,waxay Daadafeeyeen, Isla Markaasna ay ka dhawaajiyeen Inaanay Ogolaan Doonin Muddo Kordhin Loo Sameeyo Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Siilaanyo, sidoo kalena waxay ka hadleen  Arrimo Kale Oo Khuseeya Siyaasada Guud Ee Qaranka IYo Ta Gobolka-ba

Daawo Muuqaalka Shirka Jaraa’id Ee Masuuliyiintan Oo Dhamaystiran

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here