RADIO HUBAAL: Dhegayso Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Kulan La Yeeshay Ururada Bulshada+DAAWO SAWIRADA
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa maanta ururada bulshada kulan kula qaatay qasriga Madaxtooyada Somaliland,kulankaasoo lagaga wada hadlayay isla markaana Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo xubno ka mid ah golihiisa Wasiiradu ay sharaxaad badan ka siiyeen ururada Bulshada diiwaan galinta Madaniga ah hadaba halkan ka dhegayso kulanka maanta Madaxweynaha Somaliland uu qasriga Madaxtooyada kula kulmay ururada bulshada Somaliland.