HUBAAL TV: Xisbiga UCID Oo Mowqif Adag Iska Taagay Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka Ku Soo Fool Leh Ee Doorashooyinka
“Mawqifkayagu waa in baarlamankan muddo dhaafay ee haddana sugaya 26 june ka hor in loo kordhiya la kala diro oo ay badelaan baarlamaanka cusub ee la soo doorto” guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Ucid mujaahid Cali Guray