HUBAAL TV: Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Wareysi Kulul Lala Yeeshay

0
35

Barnaamijka hal-adayg ee ka baxa telefiishenka HCTV ayaa wariye Maxamed Illig waxa uu wareysi kulul kula yeeshay xarunta telefiishenka Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo gaatan ah masuul ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani,isla markaana xisbiga Waddani u qaabilsan arrimaha doorashooyinka ee guddida isku dhefka ah ee asxaabtu ku midoobeen,waxaana uu wariye Illig ka wareystay arrimaha haatan ka dalka ee daawasho wacan

maxamed nuur caraale duur

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here