HUBAAL TV Ka DAAWO Guddida fulinta ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJa oo shir Ay Warbaahinta ugu qabteen Hargeysa Maanta ku shaaciyey inay xilkii ka xayuubiyeen guddoomiyahoodii hore Xasan MAxamed Yuusuf, Isla MArkaana ay Mustafe Sheekh Cumar Geeddi U Doorteen Guddoomiyaha Kumeel gaadhka ah ee URURKA
Photo File: Muuqalka 15-kii Xubnood ee Guddida Fulinta SOLJA ee Lagu Doortay Shirweynihii 4aad ee Ururka 31 July 2011-kii Ka Qabsoomay Hotel Ambassador