London (Hubaal)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamud [Siilaanyo] oo weli ku guda jira socdaalkiisii gaarka ahaa ee uu ku joogay dalka Ingiriiska ayaa habeenkii xalay munaasabad afur ah kala qayb galay jaaliyadda Somaliland ee Galbeedka Magaalada London.