HUBAAL TV: Daawo Wasiirka Madaxtooyada Iyo Weftigiisii Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay + Nuxurka Arrimo Uu Wasiir Xirsi Ka Hadlay

0
28

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo ay  maalmahanba ku marayeen Dalka Jabuuti iyo Xuduudka Somaliland ilaa Saylac oo ay wasiiradu u tageen hirgelinta iyo ka midho dhalinta wadada Saylaca ilaa Lawya-cado isku xidhi doonta.

Sidoo kale wasiirku waxa uu si adag uga hadlay Fara-gelinta ay Maamulka Puntland iyo Somaliya oo is kaashanayaa ay ku hayaan Xuduuda Somaliland

DSC_0011(1)DSC_0014

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here