HUBAAL Ka Akhri: Hannaanka Sirta Loo Dhawro Oo La Barayo Saraakiisha Ka Hawl-gala Madaxtooyadda Somalia

0
60

Muqdisho (Hubaal)-Shaqaalaha ka Hawlgala Madaxtooyada Somalia, gaar ahaan saraakiisha ciidamada, ayaa haatan loo Bilaabay Casharro ku saabsan habka loo ilaaliyo loona dhawro macmuumaadka madaxtooyada iyo sirtaba.

vila somaliaHawshan ayaa shaqaalaha madaxtooyada waxa u bilaabay Wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Federalka Somalia, iyadoo macluumaadkaas si gaar ah loo siinayo Ciidamada xarunta Ka Hawlgala.

 Villa Somalia

Saraakiisha ayaa waxa la sheegay in laga dhisaayo dhanka Aqoonta iyo khibrada howlahooda, waxaana Tababaradaasi bixinaayo Saraakiil Cadaan iyo kuwo Somalia ah.

Dhanka kale, Ciidamada qaar ayaa la tilmaamayaa in loo qaadan doono maamulka Xafiisyada Ciidamada, halka wararka kalane ay sheegayaan in Saraakiishaasi loo carbinaayo maamulida iyo Tabinta wararka ee Idaacada ciidamada qalabka sida ee shalay laga furay Magaalada Muqdisho.

GUJI HALKAN Si Aad U akhrisato Warkan oo Faahfaahsan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here