HALKAN KA DHAGEYSO: Wasiirka War Faafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Barnaamij Uu Tv-ga Qaranka Somaliya Hargeiysa si Qarsoodiya kaga Duubay Xidigaha Geeska.

0
22

“waan ka tacsiyadeenayaa shacabka iyo intii taqaanayba khaladka weyn ee ay sameeyeen koox ay magacooda barteen oo la baxday Xiddigaha Geeska” wasiir Cukuse

“waxa kale oon ka xumahay mid iyo laba, ayaa waxay kamid ahaayeen shaqaalaha Dawladda kuwaasna qawaaniinta sharciga caadiga ah ayaa la marin doonaa” wasiir Cukuse

wasiirka-warfaafinta-cukuse

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here