Halkan Ka Dhagayso Wareysi Xiise Badan Oo Idaacada BBC-Du La-Yeelatay Abwaan Nageeye Cali Khaliif
Maxaa Hore loo Gabyaa,sidee ayuu ku yimaadaa,Ma Hibo Illaah bixiyaa,Mise waa wax la samayn karo oo waa la gabyi karaa”
Gabayada aad tiriso ma qaar kugu soo dhaca mise waa mid aad adigu waayaha iyo waaqica dhacaya aad ka samayso
waa Su’aalaha waraysigan lagu waydiiyay Abwaanka ee Halkan ka dhageyso
HALKAN GUJI OO DHAGEYSO:abwaannageeyeiv_150206_abwaan_nageeye_au_bb