Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka WADDANI ee gobolka Awdal ayaa fariin hawada u mariyay wasiirka madaxtooyada somaliland oo uu sheegay inaanay ardayda ka qalinjabisay jaamacada Camuud ee mudadaa afarta sanadood iyo ka badanba wax baranayay u baahnayn in casho iyo xaflad yar loo sameeyo balse ay u baahan yihiin camal iyo shaqo ay ku abaalmariyaan waalidiintii ku soo tacabday isla markaana ay tahay in la garab qabto oo aqoonta ay barteen laga faa’ideysto iyana looga faa’iideeyo
daawo muuqaalka guddoomiyaha oo ka hadlaya arrimahan iyo kuwo kale