Wasiirul Dawlaha wasaaradda maaliyadda Md Cabdilaahi Cismaan Saxardiid (Caddaani) oo waraysi gaar ah siiyey Telefishin-ka Qaranka Somaliland ayaa maanta faahfaahiyey cashuuraha ku waajiba xarumaha saxaafadeed ee dalka ka hawlgala, cashuurahaas oo Md Caddaani caddeeyey in Golayaasha Baarlamaanku hore u ansixiyeen
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: Wasaarada Maaliyadda Oo Sheegtay in Golayaasha Baarlamanku ay Ansixiyeen...