Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda dalka Turkiga oo dalka ku sugnaa maalmahan ujeedadooduna ahayd sidii ay xidhiidh ganacsi ula yeelan lahaayeen Somaliland weftigaasi oo uu hogaaminaayey Mr mohmeh tors.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: Ujeedada Kulan Madaxweyne Siilaanyo Kula Yeeshay Xafiiskiisa Wefti Ganacsato...