HALKAN KA DAALLACO:Magacyada Iyo Qabiilladda 11 Sarkaal Oo Ka Tirsan Kooxda Al-Shabaab Oo Keenista Xogtooda Lacag Lagu Bixinayo

0
26

Muqdisho (Hubaal)- Dowladda Soomaaliya, ayaa shaacisay Liiska Magacyada iyo Qabaa’illada ay ka soo kala jeedaan Saraakiil Sare-sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab, kuwaas soo soo qabashadooda iyo keenista xogta la xidhiidha goobaha ay kala joogaan laga dalbaday muwaadniinta Soomaaliyeed inay gacan ka siiyaan dowladda Federaalka.

Fadhi ay Khamiistii shalay yeesheen Golaha Wasiirrada Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey Liis ay ku qoran yihiin Magacyada iyo waliba Qabaa’illada ay u dhasheen Xubnaha loogu baadi-goobka badan yahay Kooxda Al-Shabaab oo dagaal kala soo horjeedda Dowladda Soomaaliya.liiska saraakiisha alshabaab

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here