HALKAN KA AKHRI: Suxufiga Weyn Ee Sakariye Cabdi Sulub Oo Qalinka U Qaatay Qormo Uu Ugu Magac Daray “ ….Yuu Matalaa!!!!, Yuu-se Wax Taraa!!!!?

0
96

Mas’uulkan isagoo aan lahayn awooddii uu hogaan fiican oo tusaale ah ku noqon lahaa ayuu haddana ku sifoobay nin aan waxba dhageysan oo mar walba diiqadeysan. Maamulka iyo hogaaminta hay’ad qaran oo miisaankan leh ma aha wax fudud oo uu qof waliba kari karo inuu socodsiiyo hawlaheeda. Waxa la arkaa in dadka qaar ku fashilmaan xilkii loo igmaday. Hasa ahaatee waxaa lagu kala duwan yahay sida loo balaadhiyo fikirka ee loo urursado talada iyo aragtiyaha.

Si Aad Uga Bogato Qormadan Uu Weriye Sakariye Cabdi Sulub Qorey Guji Sawirkan Hoose

Sakariye

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here