Hargeysa(Hubaal):- Maxkamada Hargeysa ayaa Toddoba Cisho oo Rumaan ah u jartay Xoghayahii Xanaanada Xoolaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Md. Xasan Goodaad oo ay Xukuumaddu dhawaan xidhay, Gurigiisana ka soo qabatay.
Siyaasigan oo shalay la geeyaymaxkamadda Hargeysa, ayaan la garanayn eedaha rasmiga ah ee loo haysto, waxaanay xisbiga Waddani xadhigiisa ku eedeeyeen wasiirka arrimaha gudaha. Wasiir xigeenkii hore ee amniga ayaa isna u xidhan xukun ay dhawaan maxkamadda Hargeysa ku riday, waxaanu siyaasigani noqonayaa siyaasigii labaad ee ay xukuumadda Somaliland xidho.
Geeska