DEG_DEG: ISIS Oo Nolosha Ku Gubtay Baylootkii U Dhashay Dalka Jordan Ee Ay Haysteen

0
29

Dad taageera kooxda islaamiyiinta ee ISIS ayaa Muuqaal iyo sawiro soo dhigay barta internet oo muujinaya nin duuliyaha ahaa ee u dhashay dalka Jordan ee ay ISIS afduubka ku haysteen oo nolosha ku gubanaya

Breaking_newsSawirada ayaa waxa si toos ah u soo saartay kooxda ISIS qeybteeda u qaabilsan dhanka saxaafadda ee la yidhaa Al furqan,laakiin telefiishanka ku hadla afka dowladda Jordan ayaa sheegaya in ninka duuliyaha ah oo lagu magacaabo Kassassbeh uu shihiiday saddexdii bishii la soo dhaafay.

24-kii December ee sanadkii hore Ninkan duuliyaha ah ayaa ay kooxda ISIS ka qabteen magaaladda De Facto caasimada gobolka Raqqa ee dalka Syria halkaas oo uu diyaarad nooca F-16 Jet-ka ah oo uu watay ku dejinayay qeyb ka mid ah ciidamada cirka dalka Maraykanka ee fadhiisimaha ku leh goobtaas

MMC

Hubaalmedia.net

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here