Dadka Magacyadoodu Gudaha Ku Qoran Yihiin Waxa Ay Bogaadinayaan Dr. Yaxye Idiris Cali & Marwo Xamda Ibraahim Muxumed Oo Hargeysa Ku Aqal Galay

0
42

Axmed Maxamed Faarax iyo Xaaskiisa, Cumar Maxamed Faarax iyo Xaaskiisa, C/Qaadir Xasan Faarax iyo xaaskiisa, Xamse Maxamed Faarax, C/Risaaq Xasan Faarax, Naasir Ibraahim Carte, Kayse Xasan Faarax, Faysal Cabdi Yuusuf iyo Xaaskiisa, Sacad Cabdi Muxumed Xarbi, Liibaan Xaaji Cali Raabi, Khadar Maxamuud Axmed (Dhako), Khaalid Xabsi, Khadar Cabdi Muuse, Cali Xasan Maxamuud

Hambalyo1Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska

DR. Yaxye Cali Idiris

Iyo

Xamda Ibraahim Muxumed

Waxaanu aqal-galkoodu ka dhacay Magaaladda Hargeysa 2/2/2015, Waxaanay ILAAHAY uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad khayr-qabana kala hela.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here