Hargeysa(Hubaal) Guddoomiyiha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel iyo wasiir ku xigeenkii hore ee aminiga C/laahi Abokor ayaa xukuumadda uu hogaaminayo Siilaanyo uga digay fawdada ay dalka ku hayaan iyaga oo ka hadlay xadhiga masuuliyiinta xisbiga iyo xildhibaanada lagu xidhay Berbera