DAAWO Suldaan Dhaliil Iyo Cambaareyn U Kala Jeediyay Kooxaha Nabad-diidka ah Ee Khaatumo Iyo Dawladda Hoose Ee Burco

0
19

Suldaan Maxamed Muuse cune Faarax ayaa dhaliilo kala Duwan u Soo jeediyay kooxaha khaatumo Seeg sidoo kalena cambaareeyay Dawladda Hoose ee Degmada Burco.

Suldaankan oo maanta  warbaahinta kula hadlay magaaladda Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxa uu ka hadlay mudaharaadkii Shalay ka dhacay Burco isaga oo ka hadlaya arrimahaa iyo kuwo kale halkan ka daawo

suldaan cune

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here