“dhammaan hay’adihii caawin jiray isbitaalka haday tahay SCI oo 12 MCH oo gobolka ah waday iyo World Vission oo iyana Baki iyo Lughaya waday iyo Bisha Cas, intuba marka laysku daro wey ka wada baxeen gobolka, imika laga bilaabo wax hay’ad ah oo wax siisa shaqaalaha gobolku ma jiro”
DAAWO: Maamulka Iyo Shaqaalaha Caafimaadka Ee Gobolka Awdal Oo Ka Qayliyay Mushahar La’aan Ay Sheegeen Inay U Xidhmayaan Cusbitalka Gobolka & Xarumo Caafimaad Oo Kale