Filim Documentary ah oo uu Wariye Maxamed Cabdi Ilig ka diyaariyey Tabashadda, Cadaalad-darada, Shaqo La’aanta iyo Culays-yada nololeed Ee Ay Wehelka u yihiin Bulshadda gobolka Awdal, kaas oo sidoo kale laga dheehankaro horumar ay shacbigu deegaankaasi iskood u sameeyeen, iyagoon wax gacan-qabasho ah ka helaynin xukuumadda taladda haysa ee Siilaanyo.