DAAWO Boobe Yuusuf Oo Si Adag Uga Hadlay Muddo-kordhin Ay Xukuumaddu Maaganaato, Kooxda fannaaniinta Xiddigaha Geeska, Iyo Hantida Danta Guud

0
21

Boobe yuusuf ayaa waxa uu ka hadlay xaalada uu dalku marayo, isago oo farta ku goday inaan xukuumadda looga fadhiyin muddo kordhin ay samaysato

Sidoo kalena waxa uu Boobe ka hadlay hantida danta guud ah ee dhulka oo boob ba’an lagu hayo waxaana uu u soo jeediyay xukuumadda inay ummada u ilaaliso inta yare e hadhay

Waxa kale oo uu ka hadlay arrinta kooxda fannaaniinta xiddigaha geeska ee dhawaan wasiirka warfaafintu eedeeyay, isaga oo sheegay in fannaaniintan dhilinyarta ah ee xiddigaha geesku aanay wax khaldan samayn isla markaana ay yihiin dhalinyaro fanka Somaliland soo nooleeyay oo sumcad iyo magacba u soo jiiday dadka reer Somaliland

boobe

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here