“…Bal sawir gacmeedkan si fiican uga bogo, kadibna wax ka dheh…”- W.Q: Cali-Xaraaro

0
86

 

“…Bal sawir gacmeedkan si fiican uga bogo, kadibna wax ka dheh…

Waa markab aad u weyn oo  ilaa lix dabaq ah oo kala sarreeya kaasi oo  sida [ay saaran yihiin] dad aad u fara badan. Markabka  ayaa isaga oo gooshaya badweynta  ayaa waxa uu jiidhay Buur badda hoosteeda ku taalla, kadibna waxa jabtay jir-jirkii markabka oo waa uu dalooshamay, waxaana xagga hoose ka soo galay biyo.

Dabadeed Maxaa Dhacay?…Si Aad uga bogato dabaqyada kala sarreeya iyo dadka kala degen iyo xaalladooda fadlan guji sawirka hoose ee Markabka 

titanic_art

 

W/Q: Cali Cismaan Cabdi Libaax {Cali-Xaraaro}

FACEBOOK: www.facebook.com/calicismaan.libaax

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here